Announcements Ogaysiis Mihiim ah Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (Intensive English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in Kowda bisha Jannaayo 2023 laqaadan doono December 27, 2022
Announcements Ogaysiis: Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay qaadanaysaa dufcaddii 11aad ee Diplomaha sare ee December 27, 2022