
Announcements
OGEYSIIS : Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)
Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 11aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 15 April,