Natiijada Imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska “Dacwada & Imaamnimada”.

Jaamacadda Ummadda Somaliyeed waxey u hambalyaynaysaa ardada ka soo gudubtay imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska Dacwada iyo Imaamnimada. Kuwaas oo ku xusan liiska ku lifaaqan ogaysiiskaan. Dukumintisyada laga rabo Ardayda ku soo gudbtay imtixaanka si ay isu diiwaan geliyaan: Arday kasta waa inuu keenaa shahaadada heerka 1aad ee Jaamacadda asal & Copy (Shahaadada waa inay…

OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaan lagu wargelinaynaa dhammaan ardayda doonaysa inay iska diiwaan geliyaan barnaamijka Ingiriisiga degdegga ah (Intensive English Program) ee kulliyadda Luuqadaha, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, in is diiwaangelinta ardayda cusub uu furmi doono 07 December 2023 ku eg 10 ka Janaayo 2024. Shuruudaha ardayga is diiwaangalinayo : 1. File ama (gal) bir leh. 2. 2 sawir oo…

Guddoomiyaha Jaamacadda oo la kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda IIUI.

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo la kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda IIUI.

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Hassan Osman Ga`al oo uu wehliyo H.E. Shirwac Cabdullaahi Ibraahim, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Xasan, Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir ee Soomaaliya, ayaa kula kulmay xafiiska, Dr. Hathal Homoud Alotaibi, Gudoomiyaha Jaamacadda Caalamiga ah ee Islaamka, Islamabad (IIUI). Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga wada…

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo Gudoomiyay Shirka Agaasimayaasha Maamulka

MUQDISHU, Somalia 14/11/2023 – Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Hassan Osman Ga`al, ayaa shir-gudoomiyay shirka Agaasimayaasha maamulka Jaamacadda. Kulanka oo ay sidoo kale goobjoog ka ahaayeen raktar xigeenada iyo agaasimayaasha xafiisyada kala duwan ee Jaamacadda. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardar gelin lahaa fulinta iyo hirgelinta qorshayaasha Jaamacadda. Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof.…

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Warbixin ka dhagaystay Naadiga Ardayda Jaamacadda.

Muqdisho, Soomaaliya – Noofambar 14, 2023: Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Hassan Osman Ga`al, ayaa maanta warbixin ka dhageystay Naadiga Ardayda Jaamacadda. Warbixinta oo ay soo jeediyeen Gudoonka naadiga iyo xubnahiisa ayaa lagu soo bandhigay waxqabadkii Naadiga ardayda, Caqabadaha, iyo waxyaabaha ay u baahan yehiin. Raktarka ayaa ardayda bogaadiyay isaga oo carabka ku adkeeyay in…

Program: Master of Da’wa & Imam

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed & Wasaaradda Diinta & Awqaafta waxay iska kaashanayaan bixinta barnamij Master ah oo lagu qaadan doono Shahaadada Masterka “Dacwada & Imaamnimada”. Kulliyadda Takhasusaadka & Cilmi baarista JUS, ayaa bixin doonto barnaamijkaas, mas`uulna ka nqoon doonto habsami usocodka Barnaamijkaas. Waxaa Casharada lagu qaadan doonaa Machadka weyn ee “Masjidka Isbaheysiga Islaamka”. Faahfaahin ku saabsan…

Announcement of Scholarships ABE/SDG 11th Batch

he Federal Ministry of Planning is pleased to share with you the formal announcement of scholarships “the ABE Initiative and SDG Global Leaders” for the 11th Batch. Please share with your counterparts and colleagues in both the public and private sector. Points to note: For ABE: We are hoping they will accept applicants for the…