
News
Kulliyadda Shareecada iyo Daraasaatka Islaamka oo qabatay Tartan Xifdiga Qur’aanka Kariimka.
Muqdisho, 10 – 04 – 2023:- Kulliyada Shareecada iyo Daraasaatka Islaamka ayaa qabatay tartan Qu’aanka Kariimka ah oo ay soo qaban qaabiyeen midowga Ardayda Kulliyadda