Naadiga Ardeyda Jaamacadda oo doortay Gudoomiyaha Naadiga Ardayda iyo ku Xigeenkiisa.
Naadiga Ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa shalay qabatay doorashada Guddoomiyaha Naadiga Ardayda Jaamacadda. Doorashada oo ka dhacday Jaamacadda ee Gahayr, km4 iyo Shabeelle ee magaalada

