
News
Raktar Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Jaamacadda oo daah furay imtixaanka aqbalaada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Muqdisho:- Raktar Xigeenka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Cabdullaahi Sh. Rashiid (Maki) ayaan manta daah furay Imtixaanka Aqbalaada oo ka dhacay xarumaha Jaamacadda ee Banaadir,