
Announcements
Natiijada Imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska “Dacwada & Imaamnimada”.
Jaamacadda Ummadda Somaliyeed waxey u hambalyaynaysaa ardada ka soo gudubtay imtixaanka soo gelida Barnaamijka Takhasuska Dacwada iyo Imaamnimada. Kuwaas oo ku xusan liiska ku lifaaqan