
News
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH AHNA DUQA JAAMACADDA OO KA QEYBGALAY QALINJABINTA DUFCADDA 22-AAD EE JAAMACADDA
MUQDISHO, Maarso 09, 2024: Munaasabadda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa ka qay galay mas`uuliyiin kala duwan