
News
Wasiirka WWHT Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa guddoomiyay kulanka Guddiga Sare oo manta ka dhacay Muqdisho “WAR-SAXAAFADEED”
Muqdisho, Axad, 18 Agoosto, 2024 – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ahna Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed,