Ogaysiis: Deeq Waxbarasho Heerka Labaad ee Takhasuska “Physiotherapy”
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay bixinaysaa Deeq waxbarasho oo heerka labaad ah, Taqasuska “Physiotherapy”. Fursadaan waxbarasho ayaa si gaar ah loogu talagalay 15 arday oo heysta shahaadada Kalkaalisnimada (Bachelor of Nursing) iyo khibrad shaqo ugu yaraan 3 sano. Ardayda ku guuleysta barnaamijkaan waxay helayaan fursad ay ku tagaan Jaamacadda UniCamillus ee dalka Talyaaniga si ay u…