Barnaamijka Tababarka Takhasuska Hal-Sano

Barnaamijka Tababarka Takhasuska Hal-Sano

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan in Jaamacadda Ummadda bilaabi doono hal sano dibloma takhasus ah laguna takhasusaayo  maadooyin qaanuun ah taaso ka saraysa heer jaamacad.

Ardadayda iyo dadwaynaha soomaaliyeed waxaa lagu wargalinayaa ciddi danaynaysa in ay la sooxirto xaruta jaamacaadda ee xamarwayne.

Wixii faah faah hin dheeraad ah fiiri lifaaqa.

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply