ARAAJI QABASHADA DUFCADA 9-AAD EE DIPLOMAHA SARE EE QAANUUNKA OO BILAABATAY (POST GRADUATE DIPLOMA IN LAW)

ARAAJI QABASHADA DUFCADA 9-AAD EE DIPLOMAHA SARE EE QAANUUNKA OO BILAABATAY (POST GRADUATE DIPLOMA IN LAW)

Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 9aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)

Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay   25/02/2022

Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa

  1. In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira.
  2. Qofkii heysto shahaado cilmi ah (Bachelor of Science)   waa inuu keenaa caddeyn ku saabsan  inuu baahi gaar ah u qaba barashada qaanuunka.
  3. Copy- shahaadada Bachelor oo laga soo tasdiiqiyay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
  4. Afar sawir oo la cabir ah baasaboorka.
  5. Codsi qeexaya sababta aad usoo codsatay Diplom-ka sare ee Qaanuunka (letter of intent).

FG: Qabashada araajida waxa ay ku egtahay 25 bisha February 2022 .  Arjigaaga waxaad kusoo hagaajisaa xafiiska diiwaan galinta kulliyadda daraasaadka sare ee qaanuunka  ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed , qeybta Shabelle.

Wixii faahfaahin ah fadlan  nagala soo xariir Email: lawgraduateschool@snu.edu.so

Wabillaahi Towfiiq

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply