Fasaxa Munaasabadda Ciidul Fidriga

Fasaxa Munaasabadda Ciidul Fidriga

Wargelin Dhamaan Macalimiinta, Ardayda, hormuudyada, maamulka iyo shaqaalaha kale duwan ee Jaamacadda waxaa la ogaysiinayaa in Fasaxa Ciiddul fidri uu bilaabandooni maalinta bari oo ah 27 April- kuna eg 4 May kuna. Waxaa la isku soo laabanaa Khamiis 5 May, 2022.

Fasaxa Munaasabadda Ciidul Fidriga

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply