WARGELIN : Arjiqabashada Sannad Tacliimeedka 2022-2023

WARGELIN : Arjiqabashada Sannad Tacliimeedka 2022-2023

Dhammaan Ardayda dooneysa iney kusoo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2022-2023, waxaa la ogeysiinayaa in qabashada codsiyada ay ku egtahay 15 Sebtembar 2022.

Arjiga waxaa laga qaban doonaa ardayda wadata shahaadada dugsiga sare ee Wasaaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare.

Ardayda ku gudubtay Imtixaanka Shahaadiga waxay la imaanayaan kaarka ay imtixaanka ku galeen ee (Wasaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare).

Kulliyadaha Jaamacadda

Shuruudahaha laga doonayo ardayga xiliga isdiiwaangelinta:

  1. Shahaadada dugsiga sare (Wasaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ) Asal iyo Sawir (Copy)
  2. Gal ama File
  3. Afar sawir
  4. Warqadda dhalashada
  5. Inuu la socdaa waalid ama masuulka ardayga

Diiwaan gelintu waxey ka socotaa xafiiska Diiwaanhayaha Guud ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed xarunta Km4.

 

FG: 

Diiwaangelinta Ardayda cusub  waxay ku egtahay: 15   Sep  2022

Soo ogaansha ha goobta iyo fasalka Imtixaanka : 19  Sep  2022

Taariikhda Imtixaanka loo fadhiisanayo : 20  Sep  2022

 

 

 

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply