Ogaysiis Mihiim ah

Ogaysiis Mihiim ah

Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (Intensive English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in Kowda bisha Jannaayo 2023 laqaadan doono Arday cusub.

Is diiwaangelinta waxa ay ku eg tahay (30-ka Jannaayo 2023)

Shuruudahaha laga doonayo ardayga xiliga is diiwaangelinta waa kuwan hoos ku qodban:

  1. File ama (gal).
  2. 2 sawir oo kuwa baasaboorka ah.
  3. Warqadda dhalashada ama baasaboorka ama wax u dhigma.
  4. Boono caddaynaysa bixinta Lacagta diiwaan galinta oo ah 25 doollar, oo u ku soo bixiyay Akoonka (030300085006) Premier Bank

Diiwaan gelintu waxey ka socotaa xafiiska Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed xarunta Km4.

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply