Natiijada Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda Sanad tacliimeedka 2023-2024

Natiijada Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda Sanad tacliimeedka 2023-2024

Hambalyo ardayda ku guulaysatay imtixaankii aqbalaada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, sanad waxbarashadeedka 2023-2024! Waad dadaasheen, ku soo dhawaada Jaamacadiina.

Si aad natiijadaada u hesho, fadlan booqo linkiga soo socda:

https://ummadda.jaamacadda.net/

Tirada Guud ee Sanadkaan Jaamacadda Ummadda ay qaadatay ayaa ah 3485 arday oo ah kuwii ku gudbay imtixaanka  eeg shaxda hoose

Xarunta Dhexe
NO Magaca Kulliyadda Tirada
Wiilal Gabdho Wadar
1 Medicine 109 102 211
2 Science 219 141 360
3 Economics 171 210 381
4 Engineering 245 37 282
5 Health Science 102 236 338
6 Sharia and Islamic Studies 48 58 106
7 Agriculture 266 108 374
8 Veterinary 106 153 259
9 Law 75 54 129
10 Education 212 156 368
11 Social Sciene 145 109 254
12 Languages 71 37 108
Wadar Guud 1769 1401 3170

 

 

Farac Galmudug
NO Magaca Kulliyadda Tirada
Wiilal Gabdho Wadar
1 Science 42 15 57
2 Economics 4 14 18
3 Health Science 19 33 52
4 Sharia and Islamic Studies 13 2 15
5 Education 10 2 12
Wadar Guud 88 66 154

 

 

Faraca Puntland
NO Magaca Kulliyadda Tirada
Wiilal Gabdho Wadar
1 Science 59 15 74
2 Economics 26 7 33
3 Health Science 5 25 30
4 Sharia and Islamic Studies 14 10 24
Wadar Guud 104 57 161

 

 

 

 

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest