Ogaysiis: Xaflada Qalin Jabinta Duufcadda 22 aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Ogaysiis: Xaflada Qalin Jabinta Duufcadda 22 aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

19/02/2024, Muqdisho:- Dhamaan Waxaan ogeysiineynaa Aradayda, Macalimiinta, Waalidiinta iyo Bahda Waxbarashada ee Dalka, In ay dhici doonto hadii Alla idmo xaflada Qalinjabinta Dufcaddii 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ahna dufcadaha 3,4, iyo 5 aad ee dib u howlgalinta ka dib Jaamacadda ka dib. Munaasabadaan qaaliga ah, waxey bogaadin u tahay guulihii waxbarasho ay gaareen ardaydeena.

Xafladu waxey dhici doontaa taariikhdu markay tahay, Maarso 9, 2024 09:00 AM Subaxnimo.

Waxaan marti qaadi doonaa oo rajayneynaa iney nagala soo qeyb galaan Macalimiinta, Waalidiinta iyo Bahda Waxbarashada ee Dalka.

Hambalyo Hambalyo…

 

 

 

 

 

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest