WARGELIN : Isdiiwaan gelinta Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo furan, Sannad Tacliimeedka 2025-2026

WARGELIN : Isdiiwaan gelinta Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo furan, Sannad Tacliimeedka 2025-2026

[vc_row][vc_column][vc_column_text css=””]Waxaa la ogaysiinayaa Ardayda danaynaysa in ay ku soo biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2024-2025, in qabashada Araajida ay ku egtahay 25-Sep-2025,Saacadaha shaqadu waa 8:00 subaxnimo ilaa 04:00 galabnimo.

Shuruudaha laga rabo Ardayga waa :-

1. Kaarka Aqoonsiga Imtixaanka Qaranka (Ardayda Sanadkaan Ka baxday Dugsiga Sare) / Shahaadadada Dugsiga Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Asal iyo Koobi
2. Warqadda Dhalashada oo ay ku cadahay Maalinta, Bisha & Sanadka / Kaarka Aqoonsiga
3. Laba (2) Sawir nooca teesaraha ah oo Daaha Dambe uu cadaan yahay (Background)
4. Gal (File) bir leh

Kulliyadaha Jaamacadda

FG:
– Ardayda Sanad kaan gashay Imtixaanka Qaranka waxa ay diiwan gelinta u bilaaanaysaa marka natiijada usoo baxdo.

– Diiwaangelinta ardayda cusub waxay ku egtahay: 26 Sep 2025

Diiwaan gelintu waxey ka socotaa xafiiska Diiwaaniyaha Guud ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed xarunteeda Km4.

[/vc_column_text][/vc_column][/vc_row]

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest