FURSAD SHAQO

FURSAD SHAQO

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED – XARUNTA CAABUDWAAQ

Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Culuumta Maamulka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay Sadex Bare oo ka hawl gala Xarunteedda Galmudug ee Magaalada Caabudwaaq, dhigana Maadooyinka soo socda:

1- Bare Economics (Microeconomics & Macroeconomics)
A. Waa inuu haystaa shahaadada Master-ka ee Cilmiga Dhaqaalaha ama PhD.
B. Waa Inuu leeyahayna khibrad macalinimo waxbarshada sare ugu yaraan laba sano.

2- Bare Maadada Qaanuunka (Civil and Commercial law)
A. Waa inuu haystaa shahaadada Master- ka oo law ah ama PhD.
B. Waa Inuu leeyahayna khibrad macalinimo waxbarshada sare ugu yaraan laba sano.

3- Bare maadada English-ka
A. Waa in uu haystaa Shahaadada Masterka oo English ah ama PhD.
B. Waa in uu leeyahay Khibrad macalinimo waxbrashada sare ugu yaraan labo sano

Waxaa CV-ga iyo Shahaadoyinka lagu soo dirayaa Emailka Economics@snu.edu.so Ugu danbeyn 25.05.2018

Mahadsanid

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply