FURSAD SHAQO

FURSAD SHAQO

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED XARUNTA CAABUDWAAQ

Kulliyadda Darasaatka Islaamka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay u baahan tahay labo Bare oo ka hawl gala Xarunteeda Magaalada Caabudwaaq dhigana Maadooyinka soo socda:

1- Bare Fiqhi iyo Usuulul Fiqhi
A. Waa inuu haystaa shahaadada Bachelar Shariica iyo Master Usuulul Fiqhi ama Fiqhi.
B. Waa Inuu leeyahayna khibrad macalimo ugu yaraan laba sano.

2- Bare Luuqadda Carabiga iyo Naxwaha
A. Waa inuu haystaa shahaadada Bachelar iyo Master Luuqadda Carabiga.
B. Waa Inuu l eeyahayna khibrad macalimo ugu yaraan laba sano.

Waxaa CV-ga iyo Shahaadoyinka lagu qabanayaa Xarunta Kulliyadda ee KM4

Mahadsanid

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply