Fursad Shaqo

Fursad Shaqo

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, faraceeda Galmudug-Caabud-waaq, waxa ay xayeysiinaysaaa Fursadaha Shaqo ee hoos ku xusan:
Labo macalin oo dhigi karta maadooyinka kala ah.
Chemistry, Biology, Mathematics and Physics

Shuruudaha laga rabo macalinka
1. Waa in uu wato shahaadada Master-ka oo ah Chemistry iyo Biology (Chemistry major and Biology minor).
2. Waa in uu wato shahaadada Master-ka oo ah Mathematics iyo Physics (Mathematics major and Physics minor).
3. Waa in uu leeeyahay khibrad macalinimo oo aan kayareen saddex sano.
4. Waa in uu ku hadli karo luqada Ingiriiska.
5. Waa in uu diyaar u yahay inuu ka shaqeeyo magaalada Caabud-Waaq.

FG: Waxaa la doorbidayaa shahaadadiisa bachelor-ka in ay tahay taqasusyada hoos kuxusan.
1. Mathematics or Physics or both
2. Chemistry or Biology or both

Haddii aad buuxin kartid shuruudaha kor ku xusan , fadlan kusoo dir CV gaaga Emailka hoos kuqoran.

hr@snu.edu.so
Qabashadu waxey xirmeysaa 02-07-2018

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply