Ogeysiis Fasaxa Ciidul Adxaa 2026

Ogeysiis Fasaxa Ciidul Adxaa 2026

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay ogeysiineysaa dhammaan shaqaalaha iyo qeybaha kala duwan ee jaamacadda in fasaxa Ciidul Adxaa 2026 uu bilaabanayo Talaado, 26 May 2026, kuna eg yahay Khamiis, 28 May 2026. Howlaha shaqada waxaa dib loogu soo laaban doonaa 30 May 2026, Insha Allah. Ciid wanaagsan.

Lifaaqa Ogeysiiska ka eeg Halkan

 

Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest