Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed wuxuu ogeysiinayaa dhammaan bareyaasha iyo shaqaalaha jaamacadda in fasaxa qeyb ka mid ah tobanka dambe ee bisha Ramadaan iyo maalmaha Ciidda uu bilaabanayo 14 Maarso 2026, kuna eg yahay 22 Maarso 2026. Shaqada iyo waxbarashada waxaa dib loogu soo laaban doonaa Isniin, 23 Maarso 2026.
Lifaaqa Ogeysiiska Ka eeg Halkan
