
News
Dhagax dhiga Dib u dhiska iyo Casriyeynta Xarunta Gaheyr
Muqdisho, 2 May 2026:- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo uu weheliyo Raktarka Jaamacadda Ummadda