
News
Jaamacadda Ummadda oo Ka Qayb Gashay Shirka Gabagabada Mashruuca Wagon2Africa ee Dalka Talyaaniga
Palermo, Talyaaniga – 7 May 2026:- Rektarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo wafdi sare oo ka socday Jaamacadda ayaa ka qayb galay munaasabadda gabagabada mashruuca