
News
Kulliyadda Culuumta Bulshada oo Ardayda Saxaafadda u Qabatay Tababar Ku Saabsan Soo Saarista Barnaamijyada Raadiyaha Casriga ah
Muqdisho, 18 May 2026:- Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), gaar ahaan Qaybta Warbaahinta, ayaa qabatay tababar qayb ka ah Barnaamijka Digital for