
News
Jaamacadda Ummadda oo Martigelisay Kulan Cilmiyeed uu Jeediyay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya
Muqdisho, 24 May 2026 :- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), gaar ahaan Kulliyadda Culuumta Bulshada, ayaa maanta martigelisay kulan-cilmiyeed muhiim ah oo uu jeediyay Danjiraha Dowladda