Jobs Careers
FURSADO SHAQO – BAREYAAL JAAMACADEED
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay ogeysiinaysaa dhammaan aqoonyahannada Soomaaliyeed ee buuxin kara shuruudaha hoos ku xusan inay bannaan yihiin 8 boos oo bareyaal jaamacadeed ah,

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay ogeysiinaysaa dhammaan aqoonyahannada Soomaaliyeed ee buuxin kara shuruudaha hoos ku xusan inay bannaan yihiin 8 boos oo bareyaal jaamacadeed ah,

Muqdisho, Sabti 12 Sebtembar 2026:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, munaasabad ballaaran

Muqdisho, 3 Sebtembar 2026 – Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay Jazeera Aqua Park, Muqdisho, Shirka Sanadlaha ah ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), kaas oo muddo