
Ardayda Kulliyadda Saxaafadda Jaamacadda Ummadda oo Booqasha aqoon korosi ah ku yimid Madaxtooyada Qaranka
Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay ardayda dhigata kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed booqasho cilmiyeed ay wax kaga ogaanayaan hannaanka shaqo ee Xafiisyada





