
News
Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed Oo Kormeeray Xarunta Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda
Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta booqasho xog uruurin ah ku tegay xaruunta wayn ee Gaheyr ee Jaamacadda

