
News
Gudoomiye ku xigeenka maamulka & maaliyadda Jaamacadda Ummadda oo soo xiray tababar mudo labo maalin ah uga socday hogaanka ardayda Jaamacadda
Gudoomiye ku xigeenka maamulka & maaliyadda JUS Dr. Abdullahi Sh/Rashid ayaa soo xiray tababar mudo labo maalin ah uga socday hogaanka ardayda Jaamacadda Ummadda Xarunta