News JUS ayaa ku guuleysatay iney dayactirto labo dhismo oo ku yaal xarunta Gaheyr Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ku guuleysatay iney dayactirto labo dhismo oo ku yaal xarunta Gaheyr, kuwaas oo ka kooban:- 12 fasal 3 xafiis 17 musqul March 7, 2020