JUS ayaa ku guuleysatay iney dayactirto labo dhismo oo ku yaal xarunta Gaheyr

JUS ayaa ku guuleysatay iney dayactirto labo dhismo oo ku yaal xarunta Gaheyr

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ku guuleysatay iney dayactirto labo dhismo oo ku yaal xarunta Gaheyr, kuwaas oo ka kooban:-

12 fasal
3 xafiis
17 musqul
1 jiko

Arday ayaa halkaas hada casharo ku qaadaneysa. dhismahan cusub dhamaan qarashka ku baxay waxaa bixiyay jaamacadda, Ardayda iyo waalidiintooda.

Tags :
Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest

Leave a Reply