
News
Raktarka JUS ayaa booqasho ugu tagay ardayda qaybta ka ah Ololaha la tacaalida COVID -19
Ardayda Kulliyada Caafimaadka ayaa qayb ka ah shaqooyinka ka socda xarunta adeega degdega ah ee Covid19 Iyaga oo ka jawaabaya Taleefanka Gaaban 449. Raktarka Jaamacadda