Araaji Qabashada Dufcada 6-Aad e Diplomaha sare ee Qaanuunka Oo Bilaabatay (Post Graduate Diploma in Law)
OGEYSIIS Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 6aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 25/11/2020 Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa 1. In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira. 2. Qofkii heysto shahaado cilmi ah…