
Slider
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Akadeemiysd Goboleedka Af-Soomaaliga oo kala Saxiixday Iskaashi iyo wada shaqeyn.
29 Agoosto 2021 JUS: – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Akadeemiyad Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ayaa kala saxiixday Iskaashi iyo wada shaqeyn iyo horumarinta Af Soomaaliga.