
News
Difaacashada Buuga Qalin-jabinta Dufcadda 2aad iyo 3aad Kulliyaddaha Culuumta Bulshada iyo Cafimaadka.
Xarunta KM4 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxaa Todobaadkana ka bilaawday buug difaacashada dufcadii 2aad ee Kulliyadda Culuumta Bulshada gaar ahaan qaybta Soiology and Social work,