
News
Kulliyadda Shareecada Jaamacadda oo maanta qabatay Nadwo Cilmiyeed ku saabsan Habka Diyaarinta “Caalimka Fiqiga Xambaarsan”.
Kulliyadda Shareecada iyo Daraasaatka Islaamka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay Nadwo Cilmiyeed ku saabsan habka Diyaarinta “Caalimka Fiqiga Xambaarsan”, Kulanka waxaa kasoo qayb galay