
WARGELIN : Isdiiwaan gelinta Ardayda Cusub ee Jaamacadda oo furan, Sannad Tacliimeedka 2023-2024
Dhammaan ardayda dooneysa inay ku biiraan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sannad tacliimeedka 2023-2024, waxaa la ogeysiinayaa in qabashada codsiyada ay furmi doonto 31 July 2023, ayna



