
News
Kulliyadda Shareecada iyo Daraasaatka Islaamka Jaamacadda Ummadda oo Xaflad u Qabatay Arday Baratay Cilmiga dhaxalka
Arday muddo dheer soo baranaysay cilmiga dhaxalka iyo sarfiga ayaa maanta Ijaazo iyo Shahaado lagu guddoonsiiyay Kulliyadda Shareecada iyo Darasaatka Islaamka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Ardayda