
Announcements
Postgraduate Diploma in Education
Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmi Baarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxey ogaysiinaysaa dhammaan bahda waxbarashada in Sanad-Tacliimeedka 2023/2024 ay so kordhisay Diblooma sare ee waxabarashada