Raktarka Cusub ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo xilka la wareegay.
Muqdisho, Soomaaliya – Oktoobar 21, 2023 : Munaasabad uu xilka kula wareegayay sii hayaha Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), Prof. Xasan Cusmaan Gacal, ayaa maanta lagu qabtay xarunta km4 (Xarunta Sayniska iyo Tiknoolajiyadda). Munaasabada ayaa waxaa goob joog ka ahaa Raktaraadii hore ee JUS, Dr. Hassan Omar Mahadallah iyo Prof. Maxmed Axmed Jimcale, Wasiir ku…