
News
Raktarka Jaamacadda Ummadda oo Gudoomiyay Shirka Agaasimayaasha Maamulka
MUQDISHU, Somalia 14/11/2023 – Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Hassan Osman Ga`al, ayaa shir-gudoomiyay shirka Agaasimayaasha maamulka Jaamacadda. Kulanka oo ay sidoo kale goobjoog ka
