Raktarka Cusub ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo xilka la wareegay
Muqdisho, 18 Sebtembar 2025 – Waxaa xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee KM4 lagu qabtay munaasabadda xilwareejinta Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, oo ah Raktarka cusub, iyo Prof. Xasan Cusmaan Gacal, oo horey u hayay xilka. Munaasabaddan ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay…