Shaacinta Guulaystayaasha Deeq Waxbarasho Heerka Labaad ee Takhasuska “Physiotherapy”
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo u direysaa ardayda ku guuleysatay Deeqda Waxbarasho ee heerka labaad (Master’s Degree) ee takhasuska “Physiotherapy”. kuwaas oo ku xusan liiska hoose. Hadaba, ardayda ku guuleysatay deeqdan waxaa la ogeysinayaa in isdiiwaangalinta ay bilaabaneyso maalinka beri ah kuna beegan 11 Febraayo, 2025, waxeyna ku egtahay 13 Febraayo 2025. Goobta isdiiwaan gelinta:…