Diplomaha sare ee waxbarashada
Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 2aad ee Diplomaha sare ee waxbarashada (Post Graduate Diploma in Education ) Shuruudaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa 1- In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Waxbarashada ama Artska la xiriira. 2- Qofkii heysto shahaado cilmi ah (Bachelor of Science) waa inuu keenaa caddeyn ku saabsan inuu…









