JADWALKA JUS EE 2020-2021

  Maalinta Taariikhda Faahfaahin Bisha Sabti 5.9.2020 Bilowga Casharada September 2020 sabti– Sabti 5/9/2020- 30/1/2021 Xiliga Kowaad September – January October -November Sabti – Isniin 31/10-9/11 /2020 Xiliga 1- Imtaxaanka Bartamaha 2020 Arbaca– khamiis 11/11/2020 – 14/01/2021 Socoshadda daruusta xiliga 1 November – January Sabti-Khamiis 16-28/01/2021 Xiliga 1 – Imtaxanka Dambe January 2021 Sabti- Khamiis…

Qabashada Araajida Dufcadda 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka oo bilaabatay

OGEYSIIS Jaamacadda Ummadda Somaaliyeed waxay qaadanaysaa dufcaddii 5aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Muddada qabashada araajidu waxay ku egtahay 27/07/2020 Shuurdaha Laga rabo qofka soo codsanayo waa In uu heesto shahaadada Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Artska la xiriira. In uu heesto shahaado Bachelor ah oo laxariirta…

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada oo soo xiray tababarkii u socday dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee COVID-19

Muqdisho (JUS): Munaasabad lagu soo xirayay tababar loo qabtay dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee COVID-19 ayaa maanta lagu qabtay Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho. Munaasabada ayaa waxaa ka qayb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka, XFS, Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada HTS, Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), Hormuudka Kuliyadda Caafimaadka JUS, dhaqaatiir, iyo marti sharaf kale. Wasiiru dowlaha…

SNU, launched a Covid-19 Online Medical Profession Development Course for Medical professional Doctors.

The Somali National University (SNU) and The Italian UNESCO Network for Covid-19, in collaboration with the Italian Agency of Development Cooperation, have organized a Covid-19 Online medical profession development course The course was launched by the Deputy Minister of Health and Human Service together with the rector of SNU, Mohamed Ahmed Jimale. The course will…

Raktarka JUS ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilasada bisha barakaysan ee Ramadaan

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prf. Maxamed Axmed Jimcaale, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. “Waxaan Ummadda Muslimiinta ah meel waliba ay dunida ka joogaan ugu hambalyaynayaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, si gaar ah ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Alle idinkaga baryayaa in sanadkaan sanadkiisa kale nabad iyo barqaaqo idinku gaarsiiyo”. Ayuu yiri…

Raktarka JUS ayaa booqasho ugu tagay ardayda qaybta ka ah Ololaha la tacaalida COVID -19

Ardayda Kulliyada Caafimaadka ayaa qayb ka ah shaqooyinka ka socda xarunta adeega degdega ah ee Covid19 Iyaga oo ka jawaabaya Taleefanka Gaaban 449. Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed JUS, Dr Maxamed Axmed Jimcaale iyo Hurmuudka Kulliyada Caafimaadka ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagay ardayda qaybta ka ah hawlaha wacyigalinta iyo ka jawaabida Taleefanka 449. Dhaqaatiirta Jaamacadda…

Ololaha nadaafadda Jaamacadda ayaa maanta lagu qabtay xarunta Shabeelle

Ardayda, macalimiinta Kuliyadda Waxbarashada iyo Maamulka JUS , ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay xarunta Shabeelle ee defmada Xamarwayne. Raktarka JUS Dr. Maxamed Axmed Jimcaale, ayaa kala qaybqaatay ardayda ololaha nadaafadda, wuxuuna sheegay in ay doonayaan in shaqadaan ay noqoto mid joogto ah, isla markaana bil kasta maalin nadaafad wadareed ah ay ardaydu samayso. Gudoomiye…