Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda oo tababar ku saabsat soo saarista muuqaallada u qabatay Ardayda Saxaafada.

Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), ayaa uqabatay Ardayda qaybta Saxaafada ee Diplomaha tababar socon doona mudo afar maalin ah, kaas oo ku saabsan soosaarista muuqaalada. Tababarka oo lagu qabtay Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa ujeedkiisu ahaa in ardayda lagu baro xirfadaha isticmaalka kaamirooyinka, iftiinka, dhawaaqa, iyo habaynta muuqaalada. Hormuudka Kulliyadda Culuumta…

Raktarka ayaa Daahfuray Manhajka Cusub Qaybta Saxaafada Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda

02:03:2023:- Munaasabad balaaran oo lagu soo bandhigayay manhajka cusub ee qaybta saxaafada Kulliyadda Culuumta bulshada iyo qalin jebinta arday dhamaysatay Diplomaha Saxaafada ayaa lagu qabtay hotel Jazeera ee magaalada muqdiaho. Waxaa ka qaybgalay munaasabada Raktar-ka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), Dr. Xassan Cumar Mahadallah, Agaasimaha Tacliinta Sare Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Ismaciil Yuusuf…

Call for Application Webinar 10 Jan. 2023 | International Degree Programme on Environment in Tongji University

Greetings from Shanghai! We are delighted to share with you that Tongji University is calling for applications of Master and Ph.D Degree Programme on Environment Science and Engineering for 2023 entry (Deadline:15 February 2023). More information can be found in our brochure as attached. Tongji University, one of China’s earliest national key universities, is a prestigious institution of higher education,…

Ogaysiis Mihiim ah

Dhammaan ardayda doonaysa inay kusoo biiraan (Intensive English Program)-ka Kulliyadda Luqadaha ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxaa la ogaysiinayaa in Kowda bisha Jannaayo 2023 laqaadan doono Arday cusub. Is diiwaangelinta waxa ay ku eg tahay (30-ka Jannaayo 2023) Shuruudahaha laga doonayo ardayga xiliga is diiwaangelinta waa kuwan hoos ku qodban: File ama (gal). 2 sawir oo…

Ogaysiis: Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law)

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kulliyadda Takhasuska Iyo Cilmi Baarsita Kulliyadda Takhasuska iyo Cilmibaarista ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) waxay qaadanaysaa dufcaddii 11aad ee Diplomaha sare ee Qaanuunka (Post Graduate Diploma in Law) Shuruudaha looga baahan yahay codsadaha: In uu heysto shahaado Bachelor ee maadooyinka sida Sharciga iyo Qaanuunka ama Arts ka la xiriira. Qofkii heysto shahaado cilmi ah…

PhD Programme UNIPhD – call for applications is now open!

Training the next-generation talents” at the University of Padua (Italy), Academic Year 2023/24 | Call deadline 31 January 2023 the global call for applications “UNIPhD – Eight century legacy of multidisciplinary research and training for the next-generation talents” (closing date: 31 January 2023). This PhD Programme targets the most promising Early Stage Researchers (ESRs) coming to the University of…

Call for Application for the Mauritius Africa Scholarship Scheme 2023

The Government of the Republic of Mauritius is pleased to announce that Applications for the Mauritius Africa Scholarship Scheme (MASS) 2023 is now open. Please note that all documents related to MASS 2023 are available for download from the following websites: https:/education.govmu.org/Pages/Mauritius-Africa-Scholarships-2020.aspx https:/www.highereducationmauritius.com It would be greatly appreciated if you could disseminate the Call for the…

Ogeysiis

Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay dhamaan ardaydii isku diiwaangelisay iyo cid kasta oo danaynaysa Shahaadada heer labaad ee jaamacadda takhususaadka kala ah:- 1. Xiriirka Caalimiga (Master Degree in International Relations 2. Cilmiga Siyaasadda (Master Degree in Political Science), waxaa la ogeysiinaysaa la daah furi doono maalinta Sabtiga 29/10/2022, waxbarshadu waxa ay bilaaban doontaa maalinta Axada 30/10/2022, Inshaa Allaah.