Wasiirka Waxbarashada XFS oo booqasho shaqo ku yimid Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir, ayaa maanta warbixin ka dhageystay, Raktar xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda iyo xubno ka tirsan howlwadeenada Jaamacadda. Kulanka waxaa looga hadlay barnaamijka Joogtaynta Macalimiinta kaasoo sanadkii lasoo dhaafay Jaamacaddu hirgelisay, iyadoo wasiirka looga warbixiyay heerka uu marayo iyo saameynta uu ku…