
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Warbixin ka dhagaystay Naadiga Ardayda Jaamacadda.
Muqdisho, Soomaaliya – Noofambar 14, 2023: Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Hassan Osman Ga`al, ayaa maanta warbixin ka dhageystay Naadiga Ardayda Jaamacadda. Warbixinta oo ay







